VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Almaas - Lyrics

ifka aynigeed iyo idilkood hablaha jira intaan ka doortee naftu ogolaataay waad ii udgoontoo iimaanka deeqaay aragaaga wacanbaan ku ildoogsadaa noloshayda aayaha taan ku aaminaay aadbaad iigu wayntoo almaas ooridaydaay adigaan aduunkiyo ifka kuug jecelay afgobaadsan maayee aqalkaad ku ababtiyo iiman hooyadaaba sharafiyo amaan mudan ixtiraamka dhaqankiyo anshaxiyo xishoodkaba isirbaad u leedoo waxaad tahay ehlu khayr
Queue is empty
-- / --