Heesta Amar alle - Lyrics
Araga iyo indhahaa Aminaay
Ku raboo kaa ahaanayn
Uurka iyo qalbigaa ihanatee
Ma anaa ku iloobi karaa
Amar alle way inoo qorneed
Inaad soojadeeda ahaataa
Amar alle way inoo qorneed
Inaad seey ii ahaatoo
Idin ilaah aqal
nag iyo ool Lagu aayaa
udubkiisa Dhab utaagnay
Inyaroo ku waayaa aaminaay
Iga badan ayaamee
Markaan lafooloo iga maqantahaan
Ogaada sidaad igu wayntahay
Ilwaad quraxoon imaanka deeqaay
Ebedkaa ehel ii ahow
Naftu aday ku aamintee
Kaa aadi maayo meel kale
Idin ilaah aqal
nag iyo oool Lagu aayaa
udubkiisa Dhab utaagnay