VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ambad - Lyrics

Aduunkoo dhan taan, ka eegan jirayee, weey iga Ambatoo, eedaa Jacayl, Afku hadalka diid, Adimadu Dhaqaaq, Itaal weey Gabeen, waan Ololayoo, uurkeey Bukee, ilmadeeyga timii, waxeey aragtiyoo islaamkoo dhan ilayaab, amakaaganiyo urugadaan qabana, Waa utuun jaceel, ALLA ii gartoo, cid ma eersaninee, Hadmeey ii imaan, inantaan jeclaa, u ildaranahee, urugada aan qabo, ma iilbaan la geli, mise weey imaan, inantaan jeclaa, Aragtideeda wacan, Oonta aan u qabo, ALLA igu ogoo, oogadeeydoo idil, uumi baa ka baxa, Aragtideeda wacan, Oonta aan u qabo, ALLA igu ogoo, oogadeeydoo idil, uumi baa ka baxa,,,,
Queue is empty
-- / --