VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amiin Allahayow - Lyrics

Axmed iyo iishoo alla bariga eebiyo ducadaan ag dhigayaa Rabi inuu ajiibaan aqbalkeeda sugayaa X2 Aamiin aamiin Aamiin alahayoow X2 Labada is adeecdee kala qaata Amarkee isku uur nuglaadan Alla idin ka tuugee Aamiin ku sii dara X2 Aamiin aamiin Aamiin allahayow X2 Abwaanada dhamaantood Afkoodan ku leeyee Aqbal iyo aroos wacan Alla idin ka tuugee Aamiin ku sii dara X2 Aamiin aamiiin Aamiin allahayow X2 Lyrics by abdi deeq
Queue is empty
-- / --