VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badda inay madowdahay - Lyrics

Baddu inay Madowdahay biyo Tahay Ma Moogtahay boodhariba Caashaqu batallaale Inuu Dhigay la Soo Booqdo Ma'ogtahay markaan Soo Baruurogo inaan Baallahayga Iyo kaa Baaro Gogoshon boholyoobay Ma'ogtahay boholyabeey Ma'ogtahay Boholyabe Boholyoobaye Inan Sida Ban Joog Cawl baadiyoobay Ma'ogtahay badanka Iyo Waayahan kalgacayl Bariidsaday cakuye Inuu Buuxo Ma'ogtahay bal Inaan Riyada Baas bartamaha Habeenkii barkimada Ku Moodoo beerka Saarayee Ma'ogtahay beerka Saroo Ooo Ma'ogtahay Beerka Saarayee Beerka Saarayee adanna owgaa Beerka Saaraa
Queue is empty
-- / --