VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Banaadiree mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Rasta
Banaadiree

Xaruntii bahweyntee
Soomaalida bariisaay
? Dalkeygiyo
Bu’da arigtideydaay
Beegsataye libtaadii
Banaadireey Ma nabad baa
Bixisada dhaceysiyo
Ba’a waxa kasoo hara
Adoonkii balaayada
Ku xasuusta boqorkee
Baryadii ilaahay
Waataa nuurku baxayee
Barakeey alloow xamar
……………………………..
Bada afrika ugu dheer
Wabiyada butaacee
Lamaaneeyay beeraha
Dhul barwaaqo inaa nahay
Waataa biixi kabantoo
Sii balaartay maantee
Waxa baarka ii firay
Shacab barakaceygiyo
Burburkeyg neceboo
Baaba’eyga dhibayoo
Birmadkii dadkeygaa
Boogihii daweeyee
Kaalaya bulshada dhaha
…………………………….
In aqoonta badatoo
Laga baxo jahliga oo
Kheyraadkaan?
Aqoon lagula soo baxo
Adaa nagu barbarshee
Biimiyo ha mudan ciil
Bixisada dhaceysiyo
Ba’a waxa kasoo hara
Adoonkii balaayada
Ku xasuusta boqorkee
Baryadii ilaahay
Waataa nuurku baxayee
Barakeey alloow xamar
……………………………….
Isbadal nabada dhacdan
Dadkeyga ugu baaqi a
Banaankaa hantida u taal
Inta la iska bogi laa
Caqligu ha baraarugo
Dalkeena ku baahi tira
Waxa baarka ii firay
Shacab barakaceygiyo
Burburkeyg neceboo
Baaba’eyga dhibayoo
Birmadkii dadkeygaa
Boogihii daweeyee
Kaalaya bulshada dhaha
……………………………
Bilic iyo hufnaan iyo
Baxaada iyo ganacsiba
Bari waxaan ahaan jiray
Afrikaanka badidood
Caasimada ugu bilan
Maantana besma ahoo
Waxa baarka ii firay
Shacab barakaceygiyo
Burburkeyg neceboo
Baaba’eyga dhibayoo
Birmadkii dadkeygaa
Boogihii daweeyee
Kaalaya bulshada dhaha
……………………………..
Barbaartii waxaan ahay
dunidaa ku baadee
Boholyoowgu keenoo
Booqashadeenu waxey tahay
Xamar bogaadintaadee
Baridaye ha soo noqon
Bixisada dhaceysiyo
Ba’a waxa kasoo hara
Adoonkii balaayada
Ku xasuusta boqorkee
Baryadii ilaahay
Waataa nuurku baxayee
Barakeey alloow xamar
……………………………..
Inkastoo bukaan iyo
Soo maray xanuun badan
Oo badanka oogada
Bastey mudo ahaan jiray
Ka bogsooday maantoo
Waa nabad barbaareey
Waxa baarka ii firay
Shacab barakaceygiyo
Burburkeyg neceboo
Baaba’eyga dhibayoo
Birmadkii dadkeygaa
Boogihii daweeyee
Kaalaya bulshada dhaha
……………………………….
Boqolaal kunee ruux
Baarinimada hooyadii
Ku abaabisay barashee
Beer nugeel ku korisee
Hooygii lagu baraaraay
Ha basaasin waliba a
Bixisada dhaceysiyo
Ba’a waxa kasoo hara
Adoonkii balaayada
Ku xasuusta boqorkee
Baryadii ilaahay
Waataa nuurku baxayee
Barakeey alloow xamar

codkii Ahmed Rasta, Hodan Abdirahman, Idil Cadow Adan, Iidle Yare, Lafoole