VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa ha guulguulin - Lyrics

Caashqaqa Ha guulguulin Ha udiidin gogashiisa Gocalooy wanaageena Ha ku gubin garaadkaaga Garashada ha wiideen Ha uguuxin nacabkaaga Ubadka iyo dhalaankeena Ha baneenin garabkooda Godobtaada beeneeso Ha ku goynin midigtaa Gibasha iyo owrkeeda Labo gees hakala geenin Hadalka iyo go'aankii Taladii iyo gudoonkii tar iyo waxii gaaray Rabi ha'ina garab siiyo Gocashada ha baarbaarin Ha ufiirsan godabteeda Guurka iyo sharaftiisa Hakala goyin jaceylkayna Inta xaajo gurigiina gudi oday loo saaray Hadii la isku wada geeyo Boqol iyo lab  bay gaaareey Rag ikaad gabdhiisa God doleela ka ilaali Qeerkiisa  garabjoogo Weligii ma gaaraayo Hadalka iyo go'aankii Taladii iyo gudoonkii Berito iyo waxii gaaray Rabbi ha'ina garab siiyo Geed lama garaacaanka Dhibka xidigta ha usaarin Geed miraha laga goosto Xidigkiisa lama gooyo Guryo samo adoo yaala Habaar reerka lama geeyo adoon sahan kuguureenin Geediga ha heenseenin Gafka ruux intuu geesto Garawsho laga waaye Halka kibirka gaarsiiyo Gumaanta haloo joogo Hadalka iyo go'aankii Taladii iyo gudoonkii Berito iyo waxii gaaray Rabbi ha'ina garab siiyo
Queue is empty
-- / --