gabadh yahay casrigan calmashada kalgacal cirka lagu shareer cubtan laysku raac colna lagu heshii

ana ceelal yada caraabada waxaan cagta soo dhigaba ciirsiga adaan cudud kaa rabaa

cawo iyo ayaan caashaqa adaa calanka usidee caano ila wadaag

gabadh yahay casrigan calmashada kalgacal qofba cimiladuu caadada dhamuu ku cawaysimaa

celisaye jawaab ku calool samow duulaan colaad nimaan ciidan wadan ciil kama baxee

cawo iyo ayaan caashaqa adaa calanka usidee caano ila wadaag

Exit mobile version