VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cuddoon – Kaban version - Lyrics

cuddontaan jeclaayee Canbar iyo udgoonee Dhul cadar leh iyo cuud Cusub iyo ugbaadee Cirka oo da'ayoo Calcalyada xareedee Cuudku iyo xoolahu Ka caleeye duleeka Ciladooda leedahay Ragu lama canaanoo Ciil laguma beeree Waxa lagu ciseeyaa Caadada iyo dhaqankii Layguna caka jiray Soo taynu caashaqa Ka ilaalin jirnay ceebtiyo Cadaw so i joogaba Caashay iskuma ogayn So taynu ciidii Ceelkii burcaadiyo Carigeeni hooyaba Caafimaad ku joognee Isku caloofiyooween Ragu lama canaanoo Ciil laguma beeree Waxa lagu ciseeyaa Caadada iyo dhaqankii Layguna caka jiray
Queue is empty
-- / --