Heesta Darxumo - Lyrics
umad daashayoo dubaakhii engagay diifina ku taal oo dayaysan baan udumaa wanaag oon iraa dawadu waa idiin danguud
dhiig daato iyo colaad aan dameen waa idiin darxumo
soomaalaay dadkiyo maatida daryeel dowlad loodhan yahay qaranimada doon
maxaa laysku dili la isku dabarjari dux waxaan laheen loogu daalayaa waa maxay dudmadu dadkaygow dareen iyo damiir lahow
dhiig daato iyo colaad aan dameen waa idiin darxumo
soomaalaay dadkiyo maatida daryeel dowlad loodhan yahay qaranimada doon