Heesta Dawlad loo dhanyahay - Lyrics
Somaalaay dadkiyo
Maatida daryeel
Dawlad loo dhanyahay
Qaranimada doon
Maxaa la isku dili
La isku dabar jari
Dux waxaan ahayn
Loogu daalaya
Waa maxay dulmigu
Dadkaygow dareen
Iyo damiir lahow
Dhiig daata iyo
Colaad aan damayn
Waa idiin dar xumo