VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayax - Lyrics

dayaxiyo cadceediyo deegaan la moodyeey malab lagu durduurtiyo dahabkoo iftiimaay daawashada wacaney damac baa iga kaa galay waxxaa iga dardaarana oon kaaga digayaa dadku yay isku dirin dab dhexdeena laga shidin haday hadal daliishaan dibnahaaga ha u celin haday kula dagaalaana u dulqaado waligaa dusha hadalka kaga tuur iyagaa dareemiye waxaad ogaataa inaan adi ku doortoo dadka ka dhex soocdo dumarka kuugu jecelahay dadka waxaad ku digataa markaan kuu dadaaloo ubad daadaahaysee
Queue is empty
-- / --