Ha dhibin hooyadaa
Ha dhibin hooyadaaye
Soo dhalo
2x
Hedi laanta lagu dilo
Ku dhalan maayo
Meel aan cidi idhawrayn
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
Dhiigiyo colaadaha
Ku dhalan maayo
Dagaalada dhexdiina
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
dhalan maayo
Anigu dhalanteed
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
2x
Africaba dhamaanteed
Ku dhalan maayoo
Dhibaa ii kordhaysoo
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo

Dhagartiyo waxyeelada
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
Dhalan maayoo
anigu dhalanteed
Ku dhalan maayo

Habeenkii wuu dhamaaday
Sagsaagiina wuu dhamaaday
Sagsaagiyo dhaxdayda
Hadii aad soo dhaafi waydo
Culayskaaga dhibaayoo
Dhimasho kama baaqsanaysee
Dhamoow waxa nala wanaagsan
Inay dhaqso kaga timaadee
Ha dhibin hooyadaa
Ha dhibin hooyadaaye
Soo dhalo
Hedi laanta laygu dilo
Ku dhalan maayo
Meel aan cidi i dhawrayn
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
2x
Africaba dhamaanteed
Ku dhalan maayoo
Dhibaa ii kordhaysoo
Ku dhalan maayo
Soo dhalo hooyo
Dhalan maayo
Anigu dhalanteed
Ku dhalan maayo

Exit mobile version