VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

daganaan xodxodashiyo dooqu xulasho weeye dani damaacday laabtu galgacaylku igu diray dunina aan jecelahay ana diida malaboo huga dooqsiintiisiyo ubax diirta maalo cayayaanku deginiyo cosob weeyi dihano calaf iyo diilashe hadii qurux la dawado indhaha lala daraandaro qiil loo doortay weeyoo bulsho kuway ku qadiyo markaan darata eebe runtu igu duuxdaayo allow daa idhahdaa dabcigiyo hufnaantiyo derejada iyo qiimaha dockastaan ka eegaba anaa daali mooye indha kuma idalyn karo aayaha ku duugane daa imkay ha dhowre ila diracyadeeniyo danabyada inoo kaca ina daadeheeyane allahayow nakala dilin allow ha nakala dilin
Queue is empty
-- / --