VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulqaad - Lyrics

dookh iyo naftaydaa isku daalay gacalooy docdaad iga jirtaabay ee du idu joogtaa danta iyo nasiiibkaa kala durugsan mooye dadaal iima laabnee dadaal iima laabnee wakhtigaa isdiidan damigayga xubi dagay dibna uga laaban waayey doqontii nasiiblaaa durmo erey madeysee jirkiyo lafuhuu diirkuu caashaqu waa ladaris wixii daahaa daweee dar alle ha fududaan dar allee ha fududaan da du way sii durkaysaa dayrtii timaadee goormaynu diganaayoo dadab galkeenu noqon deeqahaa ilaahbaa ninkudoono siiyee kuma dayn karaayee dulqaad yeelo waligaa kuma dayn karaayee dulqaad yeelo waligaa
Queue is empty
-- / --