VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartuun - Lyrics

macaantaan jeclaayeey marwadii xalaashaay naftu tay u muhatee maankaygu raacaay sharaf iyo midii wanaag mawluhu ugu deeqaay mudan tii haweenkaay fartuuneey marwaa tahay ma dhaafaankii dumarkaay dhiigaygaad ku milantoo runtii kaama maarmi karo sida mayayga roobkoo intiuu xalay mirtii da,ay maasheeyay dunidyo lagu wada maqsuudiyo sida meel barwaaqa dhirtu wada magooshaa ana iila midab tahay fartuuneey marwaa tahay ma dhaafaankii dumarkaay dhiigaygaad ku mmilan too runtii kaama maarmi karo
Queue is empty
-- / --