Heesta Haku deeqdo hankaagu - Lyrics
Dhaaxaan hoga tusaalaha
Hoos wax kuugu sheegoo
Danta horomarkayniyo
Kuu tilmaamay hilankii
Haddii aan hadalkayga
hooraarta wanaagsan
Habsamaan dhagahaagu
Wanaaga ay iga maqlaynin
Nabsi waa ma habsaamee
Shalaay waa ma huraanee
Haku deeqo hankaagu
Kuu daayay hogaanee
Gaar halkaad hiigsaneeso
Aniguna midii loo
Hoosha ila gargaartiyo
Hoobaan bislaataan
Ka haqabeeli doonaaa
Hadii aan hiigaaga iyo
Hamigaaka wareerka
Hirarka kuu lalinaayo
Halista aanan arkeenin
Nabsi waa ma habsaamee
shalaay waa mahuraanee
Ha ku deeqo hankaaku
kuu daayee hogaankee
Gaar halkaad hiksaneeso
Aniguna midii loo
Hoosha ila gargaartiyo
Hoobaan bislaataan
Ka haqabeeli doonaaa