Heesta Ila hor Caashaqa - Lyrics
anigoo hirdoogliyo
damal geed hadhwayn
hoos joogo raaxoo
waxaan doono heli kara
Talo iga halawdoo
jacaylkaygii haadaan
hog dheer ku tuuroo
hagardaamo gaystee
hor illaahay gacalooy
ha ii qaban gafkaygee
hodoneey i saamaxoo
iiga hiili caashaq
wixii hore iska ilaw
ila hoori caashaqa
wixii hore iska ilaw