VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilhaan - Lyrics

sargooyada ILAAHBAA kala soocay uunkee inta gabadh ilwaadiyo qurux loo agaasimay habkii ugu sareeyee awgaa lagu xasuustiyo astaantii kalgacalkaay adigaan aduunkiyo ifka kuugu jecelee rajo waxaan odorosaa inagoo aroosnoo hanbalayada isdaba joog ubax nalugu daadshee unugii kalgacalkaay amaan waxaan u huraya waalidkii u hawlgalay ilhaan ababintaadee inagoo mataano ah ifka waayo ila joog ilhaan maalmo ila joog ayaanka iyo hoodada aadmigu ma wada helo aynigeed u mudaneey udgoonkaaga hibada deeq weeye eeboo adaa dhaxal u yeeshee aayhihii noloshaay adigaa amaaniyo sharaf iga astaahila waxay inoo ahaan layd irmaan xiisaheenii ubad inuu ka beermoo istareex ku daawano
Queue is empty
-- / --