VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ishaa ii macalinoo - Lyrics

Asluub dumar iyo xishood Aqoon iyo qurux haweyn Marwadi uu eebeheey Asaageed dhaafiyaay X2 Jaceylkaad abuurty iyo Kalgacalkaad unugtay baa Qalbigu kugu aaminee Qalbigu kugu aaminee X2 Ahaaw iimaan ahaaw Ahaaw waligaa ahaaw Ahaataye ii ahaaw Ayaan badan oridan Aduunyada ugu jeclaa X2 Ileyskii nuurayaay iftiinkii Waa baraa udgoon badan Eynigeed amaanta muteysataayX2 Ishaa ii macalinoo gayaankaa Adoo qura nafteydaya kugu Aaminee nafteyda kugu Aaminee X2 Adkeey iimaan adkeey Adkeey walig adkeey Adkeeysaye ii adkeey Adaa aramida jaceyl Wadnuhu kuu oomanye X2 Aroos iyo aqal galnee owlaad ubad qeyr qaboo Ina anfaca eebeheey Aamiin rabbi ha aqbaleeX2 Islaam sugan beynu noo Alla iyo nabigii qiroo Sunne iyo faral owgayee X2 Ogoow iimaan ogoow Ogoow waligaa ogoow Ogaadaye ila ogoow Cibaadadu waa albaab Janada irid loo maree X2 Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --