VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahasho - Lyrics

sow libin haleelkii laba daran midood lahashadu imey badin hilaacoo fogaatee hilaacoo fogaatee rumaya miyaan miyaan lasimi karaayaa laabteydaay hogaamisee ladi waayee hurdada laabta xageybaad xayaadeey jirtaa libta inaan haleeloo laamaha biyaha sida kuladaa ba aniguna laxaw markaan dareemaba l waxaan libiq sigeeygaan lamana aheyn karin laabteydaay hogaamisee ladi waayee hurdada laabta xageybaad xayaadeey jirtaa Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --