VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laxaw caashaq - Lyrics

Anu baa lalalabayoo Caashaqa ilulayee Shoo jaceylka laabta iyo Lubiga kumaan haynin Kalgaceylka leebkiyo Ila laacay hoodadu Annu buu iluudshaye Show dhan leeriyo Leexaba kuma kicin Anu baa la liitoo Ladi waaye jiifkee Shoo adiguna ladnaan baad Raaxa ku ladantahee Qalbigii laciifkii Ee kugu lamaana Maad laxad jecleeninee Lumisee ha raaceedee Anu baa lugayoo Caashaa ilurayee Show la yaaabay Laxgaya igu kululyahay Anu baa lahshada U ahaa lilaahiyee Ama kugu lulmayee Show luqan jabkeeyaba Libin baad ka dhigatayee Anu lalaabtoo Kalgaceylka laacee Inanyahay maba aad ladhicin Qalbigii laciifkii Ee kugu lamaana Maad laxad jecleeninee Lumisee ha raacdee
Queue is empty
-- / --