VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta lhaan - Lyrics

Ilhaan... waa guul ilaah habkii la inoo gingimey aroos loo wada guntadey jaceyl igu gaaxdaybaa Intuu igusoo godladey gayaankeey kaa xushee Guurkeenaa hagaageybaa qalbiga farax galinayoo xasuustaan la goohayaa Dunida bari iyo galbeed adaan gooniyaha arlada intaa kaa goobi jirey maxaan rabigey gargaar Ducada aan kala go'ayn gacmaha kor u taagi jirey Gurigii waa kaa dhismoo gugeeney nagu simee cishqiga gaaxdiisa maal Galadi waa deeq Ilaah hadaan geedigii ku furey xareed galacliyo nimcada ubaxa geedaha ku yaal Midhaha aan goosanoon jaceeylka gardaadinee Kalgacayl aan gaagaxeeyn ayeeynu gudoonsanee gacalo hoo ila wadaag
Queue is empty
-- / --