VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurxoon badnee - Lyrics

Faryoo qaali ahow qiimahooda la yaqaan Qof kaleedo lahaa ?? Qaaci ka baxay Qaarka sare aadayaa Qarsami waaye Maxaan kuu qabtee Qurxoon badnee Qofba qaylo dhaantaa la yiraah Qayr iyo qasaaro Waxii kuu qoronaayaa Kula qeebsahaa Inkastoow qaligaan Isku qaab yahayo Hadba qaarad Iska qaylihaayo Qaar lee ka qoslaan Qorshahooda helaan Qaarkii helin waa qashucaan Qurxoon badnee Qofba qaylo dhaantaa la yiraah Qayr iyo qasaaro Waxii kuu qoronaayaa Kula qeebsahaa
Queue is empty
-- / --