Heesta Luuleey - Lyrics
(Waxa iga lilaahiya
sidaad iigu Larantay
inaan kugu liganee
Luulaay ogsoonaaw)
Lamaanaha is doortee
laasimay Kal gacalkoo
isku laab fayoobaa
Liibaan kuwada noolX2
Aadmiga lurkodiyo
laan derahoda
Kala leexinaayoo
kugu wacan LugooyadaX2
Ha u liicin nacabkaa
libta yaane kaa helin
waxa iga lilaahiyaa
Sidaad iigu larantay
inaan kuugu Liganee (nugulee)
luulaay ogsoonowX2
Labxadaad ku taalooo
qalbigeygu lahashada
ma ladoo habeenkii
Lama doodi waayeX2
Caashaqi lud iyo jiid
dhuuxiyo Lafaha gala
nacab loodi maayo
Idinkalama hoydeeX2
Ha u liicin nacabkaa
libta yaane Kaa helin
waxa iga lilaahiyaa
Sidaad iigu larantay
inaan kuugu Liganee
luulaay ogsoonowX2
Lyrics by Abdi deeq