Dhawaaq been ah iyo haduu
Hadalkayga dhalanteed
Kolay adiga kuula yahay

Hodan ima dhageesan
???
Dhinacaaga taagan
Haday kaaga dhigantahay
Inaan dhaawac kula rabo

Waa dhabar jabkaygoo
Dhib bay aniga ii tahee
Ma isku soo dhawaanaa

Dhirta oo wada magooshiyo
Sida ubax wada dhalaal badan
Dhaayaha uroonee

Anoo eray ku dhibaa
kaa dhowray hadinimo
Dadna aan ku jecel
Cidla inaad ka dhiraftoo
Igu dhaga adeegtaa

Waa dhabar jabkayguu
Dhib bay aniga ii tahee
Ma isku soo dhawaanaa

Exit mobile version