VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ogtahay - Lyrics

Fadumooy ma ogtahay inaan araxdii ka jabayoo oofuhu I daloolaan...x2 Ma ogtahay inay ama igu mudan tahayiyo aabley aan la aragee...x2 Ma ogtahay inaan eeday barashadaadii...x2 Fadumooy ma ogtahay inaan kalgaceylka aawgii anfacadii ka Go'ayee...x2 Ma ogtahay ineey ilmadeydu iga qubatoo u il daranahay aawgaa..x2 Ma ogtahay inaan eeday barashadadii...x2 Fadumooy ma ogtahay inaan utun aan hareeniyo igu reebtay eel culus..x2 Ma ogtahay inaad imiir qaaday anigoo wali tahay mid ii daran...x2 Ma ogtahay inaan eeday barashadadii...x2 Lyrics by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --