VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaa helay jacaylkii - Lyrics

Ha haligin naafadu Halaag ha iska tuurinee Hagaag usoco Adoo haybad iyo sharaf Rabbi hibo ku siiyoo waxaa doonto heli kara Waa adigan halowsano Ehelkii wacnaaa La habaabay kow dheh Maxaa helay jaceylkii ? Ha haligin naftaadu Halaag ha iska tuurinee Hagaag usoco Anoo kuu hanweenoo Kaa ilaalshay hadimo Habeen adiga kugu jecel Adigaa ihiifoo Har cad iga dhaqaaqo Iga hiilshay cadawgee Maxaa helay jaceylkii Ha haligin naftaadu Halaag ha iska tuurinee Hagaag usoco
Queue is empty
-- / --