midhka aad ku hadleysaiyo
adigoon u meel dayan
erayada dibnahaaga mara
malahood ku doodiyo
maxaa muranka kuugu wacanX2

weyga maajisee
waxaad maagan tahayiyo
macnahaaga iisheekX2

marwooy hoos ka guuxiyo
warkaan aad maldaheysaa
dantu wey ka marantee
ismood siiska baasiyo
maxaa nuxurka kuugu wacanX2

weyga maajisee
waxaad maagan tahayiyo
macnahaaga iisheekX2

Lyrics by Abdi deeq

Exit mobile version