VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin door - Lyrics

waxaan naga su'aala wiilka somaliyeedo maxaa dadka kulu wacan waxa dadka ila wacan dalkiisa ninka wax u tara somalinimo ku weyn ninkaa wadar kala ogeyn sokeeya waran isla dhacay ninka waayiyo digniin wanaag u yaboohiyo waaga wada cadbaa tanaystuhu weecin karin wadani ma qarsomayooo waxgarad kale maba jiree magac waariyo qadirn nin door kuma wayi karo waxaan naga su'aala wiilka somaliyeedo maxaa dadka kulu wacan waxa dadka ila wacan ninkii weheshada dan guud tan gaarana waswaas ka qaba waxyeelana aan ku kicin markii la iska hor imid markii la is jaray wadnaha dharaarta walaacu dhacay ninkii ha is fiiqino dadkii wada jir ku imid wadani ma qarsomayooo waxgarad kale maba jiree magac waariyo qadirn nin door kuma wayi karo
Queue is empty
-- / --