A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Oo gadaydoo Lyrics

aduunkoo dhan
taan ka eegan jirayee
way iga ambatoo
eedaad jacayl
afku hadalka diid
adimadu dhaqaaq
itaal way gabeen
waan ololayoo
uurkay bukoo
ilmada iga timid
waxay arag gartiyo
islaamkoo dhan ila yaal
amakaaga iyo
murugadaan qabana
waa utun jacayl
alaa ii gartoo
cid ma eersanine
hadmay ii iman
inantaan jeclaa
u il daranahee
urugada aan qabo
ma iil baan la gali
mise way iman
inantaan jeclaa
aragtideeda wacan
oonta aan u qabo
alaa igu ogoo
oogadayda oo idil
uumibaa ka baxa

Queue is empty
-- / --