Qoyska aad ka dhalatiyo
qol qolkaad ku ababtiyo
qaali hooyadaa iyo
qumanihii ku dhalaybaaX2

Qalad kaa ilaalshoo
waad qiima badantoo
alla qaadiraa ogee
qalbigaad ku taalaaX2

Qurux lama wadaagee
naftu kugu qabowdoo
qalbi luula inaa taan
hiboy caawa qirayaaX2

Waxaa nolasha qaali
dadku qiimi ku leeyhy
is qadarinta guurkiyo
qormo iney yakleelaanX2

Dumar qalanjadoodiyo
qaalidii haweynkaay
qeybtaan u helayee
qalbigaad ku taalaaX2

Qurux lama wadaagee
naftu kugu qabowdoo
qalbi luula inaa taan
hiboy caawa qirayaaX2

lyrics by Abdi deeq

Exit mobile version