VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurux badanidaayee - Lyrics

Qurux badanidaayee Qiimo weeynidaayee Qalbiguna ku jecelaa Qawlkaadu waa dahab Aan la quurikarininee Ala qaalisanidaa Kaa doortay Qayrkaa Laabteeydaan kugu qoray Ila qaybso noloshoo Kalgaceeylka ila qaad Ala qumanidaayee Qaayo weeynidaayee Ma qof kula midaa jira Niyadeeyda qaadoo Qancisay nafteeydee Ma qof kula midaa jira Ala qaalisanidaa Kaa doortay Qayrkaa Laabteeydaan kugu qoray Ila qaybso noloshoo Kalgaceeylka ila qabo waxaa kuu diyaariyey
Queue is empty
-- / --