VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reexaan udgoon - Lyrics

Reys iyo rug doogliyo rasmi iyo ilwaadeey rucubtii mareerkiyo rumaankoo bislaadaa reexaan udgooniyo raaaliyo haweeneey tii aan ku reyb ragba iga hormarisaa riyadii nafteydiyo rajadii samaantiyo raaxadi jaceylkaa ruuxeygi ruuxeygi ruuxeygi baaa tahay raas taan wadaagniyo raxmad ii daroortaay daa,in tuu iraacshee ra,yi ila wadaagtaay dhaaxaan rucla iyo orad kugu raadshay adigee maantaba rafiiqnee rabbi ma isku keen simay riyadii nafteydiyo rajadii samaantiyo raaxadi jaceylkaa ruuxeygi ruuxeygi ruuxeygi baaa tahay LYrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --