Reys iyo rug doogliyo
rasmi iyo ilwaadeey
rucubtii mareerkiyo
rumaankoo bislaadaa

reexaan udgooniyo
raaaliyo haweeneey
tii aan ku reyb
ragba iga hormarisaa

riyadii nafteydiyo
rajadii samaantiyo
raaxadi jaceylkaa
ruuxeygi ruuxeygi
ruuxeygi baaa tahay

raas taan wadaagniyo
raxmad ii daroortaay
daa,in tuu iraacshee
ra,yi ila wadaagtaay

dhaaxaan rucla iyo
orad kugu raadshay adigee
maantaba rafiiqnee
rabbi ma isku keen simay

riyadii nafteydiyo
rajadii samaantiyo
raaxadi jaceylkaa
ruuxeygi ruuxeygi
ruuxeygi baaa tahay

LYrics by Abdi deeq

Exit mobile version