VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooda - Lyrics

rakada noloshiyo naftaay raaxada dunidiyo hankaay deeq uu RABI igu sharfaay raaliyo dumaroon jeclaay midaan raga dheerahaay marwada reerkiyo raxmaay midaan raga dheerahaay marwada rreerkiyo raxmaay adaa rabitaanka yeeshay adaa raalida hogaansha qalbiga run u maamulaaya qalbiga run u maamulaaya adaa rabitaanka yeeshay adaa raalida hogaansha qalbiga run u maamulaaya qalbiga run u maamulaaya roodaay intaan koonka joogo adaa kaligaa run ii ah raaskiyo qoyskay ahoo qudhaydu aday ku raacday roodaay intaan koonka joogo adaa kaligaa run ii ah raaskiyo qoyskay ahoo qudhaydu aday ku raacday rays iyo saxansaxo saneey rug iyo hoy lagu nastaay rafaad iyo diif tiraay qalbigaa kugu raaliyee midaan raran noqonineey dhabeel iga roorineey midaan raran noqonineey dhabeel iga roorineey adaa rabitaanka yeeshay adaa raalida hogaansha qalbiga run u maamulaaya qalbiga run u maamulaaya adaa rabitaanka yeeshay adaa raalida hogaansha qalbiga run u maamulaaya qalbiga run u maamulaaya roodaay intaan koonka joogo adaa kaligaa run ii ah raaskiyo qoyskay ahoo qudhaydu aday ku raacday roodaay intaan koonka joogo adaa kaligaa run ii ah raaskiyo qoyskay ahoo qudhaydu aday ku raacday
Queue is empty
-- / --