VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruun - Lyrics

lafta dhabarta adhaxda iyo unugyada dhiigiyo jiidhka laxaadka intiisa kale adimadii celinayaay laxaadka intiisa kale adimadii celinayaay jaceelkii waaya arag astaantii lagu xusaay ubucda berkiyo wadnaha adaa masalaha dhigtoo kaligaa kugu aaminee cid kale looma ogola cid kale looma ogola afadii dhibka ila martee samirka ila qeeb sataay amaanada dhoortaay ee balanta ila foosiyaay ee abaalkaad iga mudneed waligay ma ilaawayoo qalbigaad ku abuurantee ogow ruunay ogow adaan ifka kuu jec lahay ogow arkasay ogow adaan ifka kuu jeclahay aroortii cir onkaday iyo udgoonkii gufaacadaay xareedii i oontirtiyo raxmadan ku ildoog sadaay aasaaskii udub dhigiyo aqalka tiir isu hayaay siday wiyisha ilmadheeda eeg mada ugu laxowsataa uur kuu nugul seexatoo cid kale looma ogola ijaabadaan ka aflaxiyo ilayskii nuur daalac shaay xubnaha jidhka unigiyo ruux daad ku aroortayoo iridka sambabada dagtoo cid kale looma ogola cid kale looma ogola
Queue is empty
-- / --