VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharaf iyo Wanaag - Lyrics

Macaantaay jeclaaye marwadii xalaashaay nafta tey umahatee maan keeygu raacaay X2 Sharaf iyo wanaag midii mowluhu ugu deeqaay Mudantii haweynkaay Fartuuneey marwaa tahy Dha dhafanka dumarkaay Dhiigeygaad ku milantoo Runti kaama maarmi karo X2 Sida mayayga roobkoo Intuu xalay mirtii da'ay Maasheeyay dunidoo Lagu wada maqsuudiyo X2 Sida meel barwaaqaa Dhirtu wada magooshoo Ane iila midab thy Fartuuney marwaa thy Dha dhafanka dumarkaay Dhiigeygaad ku milantoo Runti kaama maarmi karo X2 Lyrics by abdi deeq
Queue is empty
-- / --