Dayaxa iyo cadceeiyo
Deegaan la moodyahay
Malab lagu duub duubaay
Dahabkoo iftiimaaay

Daawashada wacanee
Damac baa iga kaa galay

Waxa waxaa iga dardaaran ah
Oo kaaga digayaaa

Dadku yoo isku kay dirin
Dab dhaxdeena laga shidin

Haday hadal daliilshaan
Dibnahaaga ha u celin
Haday kula dagaalaana
Udulqaado weligaa

Dusha dusha
Dusha hadalka kaga tuur
Ayagaa dagiyee

Haa hee haa hoo
Waxaad ogaataa
Inaan adigu ku doortoo
Dadka kaaga soocdoo
Dumarka kuuga jeclahay

Dadka waxaad ku digataa
markaan kuu dadaalow
Ubad ubad ubad daadiheesid

Exit mobile version