VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa amaanta inaad u qalantaa - Lyrics

Sida gaaf arooskiisa Allalaska imaankeena Galbiska iyo asluubtoodaa Ayaa ugu ektahay sharafta Eed ma leh naftaydani Haday ku ogalaatee Waa amaanta inaad uqalantaa Sida olalaka nuurkiisaa Ama dayaxa ilayskiisa Ayaaad ila ektahay muuuqa Iyo aad ugu egtahay quruxda Eed ma leh naftaydani Haday ku ogalaatee Waa amaanta inaad uqalantaa Sida gaaf arooskiisa Allalaska imaankeena Galbiska iyo asluubtoodaa Ayaa ugu ektahay sharafta Eed ma leh naftaydani Haday ku ogalaatee Waa amaanta inaad uqalantaa Sida olalaka nuurkiisaa Ama dayaxa ilayskiisa Ayaaad ila ektahay muuqa Iyo aad ugu egtahay quruxda Eed ma leh naftaydani Haday ku ogalaatee Waa amaanta inaad uqalantaa
Queue is empty
-- / --