VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa amaanta - Lyrics

sida hooyo ubadkeeda uur iyo ku qaad dhabarka oohin iyo u diid silica anshax iyo wanaag barida aayaha u koritaanka ayad uga eegtay samirka sida hooyo ubadkeeda uur iyo ku qaad dhabarka oohin iyo u diid silica anshax iyo wanaag barida aayaha u koritaanka ayad uga eegtay samirka eed male naftaydani haday ku ogolaatee eed male naftaydani haday ku ogolaatee waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa sida gaaf arooskiisa alalaaska maarkeena galbiskiyo arooskooda ayaad uga eegtay sharafta sida gaaf arooskiisa alalaaska maarkeena galbiskiyo arooskooda ayaad uga eegtay sharafta eed male naftaydani haday ku ogolaatee eed male naftaydani haday ku ogolaatee waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa sida ubaxa iyo dooga ama uduga reexaanta ayaad inanyahaw adigu istareex naftu u tahaye sida ubaxa iyo dooga ama uduga reexaanta ayaad inanyahaw adigu istareex naftu u tahaye haday ku ogolaatee eed male naftaydani haday ku ogolaatee waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa sida ololka nuurkiisa ama dayax ilayskiisa ayaad ina abtaay muuqa iyo uga eegtay quruxda sida ololka nuurkiisa ama dayax ilayskiisa ayaad ina abtaay muuqa iyo uga eegtay quruxda haday ku ogolaatee eed male naftaydani haday ku ogolaatee waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa waa amaanta inaad u qalantaa
Queue is empty
-- / --