fadxiyay qalbigu kugu waalanyoo
walaaleey qalbigu kugu waalanyee
waxaad tahay midii
waaxyaha jidhkiyo
wadnahayga tiil
wacaneey dartaa
walaac baa idilo
axdigaan wadnaa
ila wayn aniga

fadxiyaay wakhtigu
way igu dheeryahoo
naftaan waaniyaa
waano kula faqaa
waxaan doonayaa
wehelkaygiyeey
inaan wada jirnee
wacaneey dartaa
walaac baa idiloo
axdigaan wadnaa
igu wayn aniga

Exit mobile version