waxaan ahay agoon
ahay agoon

cirka igu onkada
aqal kama galoo
arxan iyo daryeel
cidna kama xushoo

dhaga oogan baan
ka ag oogayaa

cirka igu onkada
aqal kama galoo
arxan iyo daryeel
cidna kama xushoo

dhaga oogan baan
ka ag oogayaa

arli baa ba’aa
olol iyo rasaas
dhax aluubanooo

dad is eedayyoo
is ugaarsadaa
alla iga dhashee

kan i ehbiyaa
ehel iigu dhow
alla iga dhashoo

Exit mobile version