VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xagee baad - Lyrics

garashada dayoowdaay ismo dhaanto dirirtaay dibjir wada sikhraamoow daran dori laba dhinac danab iyo madaafiic magaaladii ku dumisaye xageed baad hadhaw dagi ma dalbaan idiin hadhay taladaba kumay darin waar hooy aan idiin dido ha la is dilo xal maahee dadku nolol ha raadshee sidan maad ka daysaan armi digasho reebtaa dib armay u eedaa dagaalkii sokeeyaha armay cadho is dooxda sida duulkii lagu rogay armuu daadku qaadaa armay doog heshiyo daaq hurdadaba la diidaa taladaba kumay darin waar hooy aan idin digo ha la is dilo xal maahee dadku nolol ha raadshee sidan maad ka daysaan xal baal waayi doontaa dalanbaabi bay noqon dujaal baa dab siinoo waxa sidi dabaylaha darxumay ku noolaan kala durugsanaantee waa wax loogu daw galay dacar inay ka boodee taladaba kumay darin waar hooy aan idiin digo hala is dilo xal maahee dadku nolol ha raadshee sidan maad ka daysaan
Queue is empty
-- / --