VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdaay qaali baa tahay - Lyrics

xawaaleyda dumarkaa xulkoodii ayaa tahy xinsuryeenta ehelkiyo xanaanadi nafteydiyoX2 xeer dhaqanka gurigiyo xag kastaba ideeqdee xamdi adiga mooyee uma baahni xila kale uma baahni xila kaleX2 xarun lagu negaadiyo xera nabad galyaa tahyX2 waalidkaad xushmeysaa [xurmeysaa] dariskaad xaq dhowrtaa xamdi qaali baa tahyX2 xigaal aad u sharaf badan karaamee xigtaduu diintana xafiday baad xamdiyeey ka dhalateeX2 xumaan kuuma quuroo xididada halbowlaha xirriyaha wadnaha iyo beerkaad ku xiran tahay beerkaad ku xiran tahayX2 xarun lagu negaadiyo xera nabad galyaa tahyX2 waalidkaad xushmeysaa [xurmeysaa] dariskaad xaq dhowrtaa xamdi qaali baa tahyX2 Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --