Heesta Xanaan - Lyrics
Dumar xalashadoodaa
dumar xulashadoodaa
naftaad xiisa galisayoo
xilaheygi noqotaye
xurmo iigu noolow
xurmo iigu noolow X2
xubigii nafteydaay
xumaan kuuma quuree
sidaad ii xushmeysaan xushmeysaay
xanaan kuu xaq dhowraa X2
nasab qurux loo xishoo
xumaan laga fogeeyoo
xiska maanka deeqdiyo
dhul xariira baa tahay
dhul xariira baa tahay X2
xikmad hadalka iyo
xikmadaada hadalkiyo
xishoodka iyo asluubtaa
xaakim kugu maneystoo
xaawaleey ku dhaaftee xawaleey ku dhaafteeX2
xaaskeygi nolashaay
xag kastoo la eegaba
nafta waad xasilisoo
xasiliso xanaan waad i deeqdeeX2
nasab qurux loo xishoo
xumaan laga fogeeyoo
xiska maanka deeqdiyo
dhul xariira baa tahay
dhul xariira baa tahay X2
lyrics by Abdi deeq