Heesta Amakaag - Lyrics
Alahayow aduunyadu
Amakaag badanaa
Dhibka jira mashegan
Hirka yaabku taxanaa
X2
Uurkayga midaanan
Tabin eegmada jalee-
Cada indhuhuna jacayl
Bogin aragiisa maaniyo
Godolna ii ahaayay x2
Afka saaray gacantoo
Imaqlaay itara uyiri
Ismala kadeedoo
Waxaan oraah kulee-
Yahay x2
Adumbaa hadaaqoo
Sida ubad utaahee
Adigaa aroorida kali-
Gaa ordaayee kuma
Oga naftayduye
Adigiyo jacaylkaa
Aashaa dhulka umara
X2
Aduunyadu ninkii nool
Aragtidaa ulaabane
Waa go'aan idmanoo
Ayamaha is eryanayoo
X2
Shalay iyo ogaalkeed
Bal ogow amuuruhu
Isku ayni ma ahoo
Isku ayni ma ahoo
Aadmiga laftiisuna
Isku aragti maahee
X2
Ana ii ibtilo wade
Arini lama wadaagoo
Aroos lama yag leelee
Aynigaaga daydayo
X2
Adoon baahada aqoon
Sida ubad utaahee
Adigaa aroorida kaligaa
Ordaayee kuma oga
Naftayduye adigiyo
Jacaylkaa aashaa
Dhulka umara x2