VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anti qabiil - Lyrics

bulsho is qolaysatiyo somaali qabiil udaa qof qaato ka maarmi kari dawladii qabiilku galay saaxiibtinimo qabiilka dilay hankiina qabiil u rogey miyaan ku qancaa aniga haduu isa soo qayaxo ku qayliya gelin dhexaad anigu qaranban ahoo qabyaalada waan necbahay hogaankood waa qabiil degaankood waa qabii talo raadintu waa qabiil salaantood waa qabiil guurkoodu waa qabiil shaqa geyntu waa qabiil xamxamtu waa qabiil sadaqadood waa qabiil samirkood waa qabiil farxadood waa qabiil fankooduna waa qabiil qabyaaladu waa qabiil dariskuna qabiil ku xidho soomali qabiil badnaa naftooduna ku qanacsana qooman is wada jeclayn somaali qabiil u daa qurbaha waa waxa ini qubay qarafaadhug idinka dhigay ini baday qaxootinmo qayrkiin inaad tuugsataan khayraadkii lagu daldashay qayb qayb sidii ka dhigay dadkeeni qarkaa ka riday nacab uu idin soo qayaxay qoomamo aad la nooshihiin
Queue is empty
-- / --