Heesta Caasho geele - Lyrics
Hooyadu waa xubinta
Qura bulshada kala
Qaybinayn hooyadu
Waa qaranka guud
Halkuu ku qotomo
Salkee x2
Tusaale aan soo
Qabtee khilaafkii
Sokeeyihii haween
Kii kala qoqobay
Qabiiluhu meel ku
Xiray waad shir u
Qabatayee nimaad
Ku quwaysay baa
Inay nagu qaali tahay
U qirayaa aadanaha
X2
Abaal marin qaaya
Wayn hadii qof lasiin
Lahaa caasha geele
Aan qabiil ahayn aan
Qoys ahayn loo qiray
Somalinimo ayaan
U qorshayn lahaa x2
Hooyadu xilka qaybo
Wayn ayay wax ka qaa-
Bishaa hooyadu qorsha
Yaasha nabad ayaan
Lagu qoonsan karin x2
Tusaale aan soo qabtee
Puntland qaabenta guud
Wasaaradii qayb ahaan
Hooyooyinkii qoys loo
Igmaday waa iyadii
Wax uqabataye qiyaas
Wax ku maamushaa
Inay nagu qaali tahay
Uqirayaa aadanaha
X2
Abaal marin qaaya
Wayn hadii qof lasiin
Lahaa caasha geele
Aan qabiil ahayn aan
Qoys ahayn loo qiray
Somalinimo ayaan
U qorshayn lahaa x2