Heesta Daalo - Lyrics
Nafta damaca hanatiyo
Dareen kaa hogaanshee
Dadoo idil kaan ka dortow
X2
Dartii oonta kaan udaayow
Biyaha dayi waaya oontoo
Midkaan daganaanta hadal
Kiyo dabeecad wanaag ku
Raacow daymada aragiisa
Doonow x2
Markaad duulis raacday
Daaloo jacaylkii dartaa
Idaashaday dibnaha soo
Dhaaf dushodii dibootay
Sirtaan daboolay x2
Dulqaadka naftaad ku
Deeqdee darbiga u ahayd
Dugsiiya dawada laabtiyo
Haldoorka x2
Duciyo kama daasha
Doon doon wardoon
Kaagiyo ma dayso
Jiiraanka dhanbaa
Dareemay xusuusta
Inay damqayso riyada
Kugu daawanayso x2
Markaad duulis raacday
Daaloo jacaylkii dartaa
Idaashaday dibnaha soo
Dhaaf dushodii dibootay
Sirtaan daboolay x2